Jadwalka iyo habraaca doorashada kursiga HOP039 oo la shaaciyay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee HirShabeelle ayaa caawa soo saaray liiska odayaasha iyo bulshada rayidka ee soo xulaya Ergada dooraneysa kursiga HOP#039.

Qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada Hirshabelle ayaa lagu sheegay in diiwaangelinta musharaxiinta u tartameysa kursigan iyo doorashadiisaba ay dhaceyso maanta oo isniin ah.

- Advertisement -