(Akhriso) Hanti-dhowrka guud ee Qaranka oo eedeeyey afar ka mid ah heyaddaha DF

Hanti-dhowrka guud ee Qaranka ayaa soo saaray qoraal digniin ah oo ku socda qaar ka mid ah hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu ku eedeeyey iney howlan yihiin tallaabooyin aan waafaqsanayn hannaanka sharciga dalka iyo dowlad wanaagga xiligan kala guurka ah

Qoraalka lagu xusay afar ka mid ah Wasaaradaha dowlada oo ku eedeeyey iney ku howlan yihiin bixinta ruqsado iyo qandaraasyo aan waafaqsaneyn sharciga oo looga faaiideysanayo xiliga kala guurka ah.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -