(Daawo Sawirro) Axmed Madoobe qaabilay wafdi ay horkacayeen Lisa Filipetto & Francisco Madeira

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Madaxtooyada Kismaayo kulan kula qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira iyo Madaxa Xafiiska UNSOS ee Soomaaliya Lisa Filipetto.

Wafdigan oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa manta gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose

Axmed Madoobe ayaa wakiilka Midowga Afrika ka dhagaystay qorshaha AMISOM ee Howlgalka ay dhawaan qaadi doonto Dowlada Jubbaland iyo doorka ay ka qaadan doonaan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -