Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Qoraal Wadajir ah soo saaray (Akhriso)

Shir deg deg ah oo ay isugu yimaadeen Wasaarada Gar gaarka Dowlada federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada ayaa looga hadlay xaaladaha abaaro ee k ajira qeybo kamid ah dalka iyo sidii wax looga qaban lahaa.

Qoraal wadajir ah oo soo saareen Dowlada Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ayaa lagu sheegay in dad ku dhow 7.7-Milyan oo ruux ay wajahayaan Cuna-yari daran, taas oo ka dhalatay saameyntii ay reebeen Abaarihii, Fatahaadihii iyo Ayaxii saxaraha ka yimid kaas oo galaaftay dalag badan islamarkaana baajiyay xilli badan oo ay dadka tabcan lahaayeen Beerahoodda.

Halkan ka Akhriso Qoraalka 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -