Ogeysiis: Deeqda Waxbarasho ee Hormuud usoo bandhigtay Ardayda Soomaaliyeed

Hormuud Salaam Foundation waxay ogaysiinaysaa Ardayda ka baxday Dugsiyada Sare, gaar ahaan sanad dugsiyeedka 2019/2020 & 2020 /2021 in la qaadi doono Imtixaankii lagu codsanayey Deeqda Waxbarasho ee sanadlaha ah ee shirkada Hormuud Telecom.
 
Imtixaanka waxaa la qaadi doonaa 3 & 4 August 2021, wuxuuna ka dhici doonaa xarunta Jaamacadda Moqdisho, qeybta Luqadaha ee xaafada Taleex, Degmada Hodan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -