Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Sawirro) Qoor-qoor oo la dardaarmay shacab uu kula tukaday Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa boqollaal shacab iyo mas’uuliyiin dowladda ah kula tukaday masjidka Inji ee Magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweynaha ayaa shacabka ku dhiirrigeliyey in la caawiyo dadka Masaakiinta ah, lagana wada shaqeeyo xoojinta amniga & midnimada umadda.

Axmed Cabdi Kaariye ayaa ugu hambalyeeyey ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto bilashada bisha Shawaal iyo munaasabadda qiimaha badan ee Ciidul Fidri.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Qarax goordhaw ka dhacay gudaha Xero ay degan yihiin Saraakiil oo kutaalla Muqdisho

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo oo kulan xasaasi ah la qaatay Taliska ciidanka Booliska (Sawirro)

Caydiid Ali

Dib u dhac ku yimid Shirka rasmiga ah ee DF iyo kuwa maamulada iyo Sababta keentay !

Cabdi Cade
Taboola Ads ---