Allbanaadir.com
NEWS

Madasha Badbaado Qaran oo maanta Muqdisho looga dhawaaqay (Daawo Sawirro)

Waxaa maanta Muqdisho looga dhawaaqay Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin maamulada Puntland iyo Jubaland, Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Golaha Siyaasiyiinta ee Somaliland.

War-murtiyeed ay Madashu soo saartay ayaa lagu faahfaahiyey in ay muhiim tahay badbaadinta qaranka iyo sidii ay dalka uga dhici laheyd dhaqso ah oo  lagu wada qanacsanyahay.

Halkan ka akhriso War Murtiyeedka

https://youtu.be/c_uYkF7gndI

Related posts

Ciidanka PSF ee Maamulka Puntland oo howlgal ka fuliyey Buuraha Cal-madow (Sawirro)

Caydiid Ali

Dayuurad uu la socday Madaxweyne Ibrahim Raisi oo ku dhacday W/Galbeed Iran

Caydiid Ali

TOOS U DAAWO: Baroordiiqda qaraxii 14kii Oktoobar oo ka socota isgoyska Zoope

Caydiid Ali
Taboola Ads ---