DAAWO TOOS: Dhegeysiga dacwada badda oo ka socota Maxkamada ICJ

Dhegeysiga dacwada badda Somalia ee ay sheegato Kenya ayaa goor dhow ka bilaabatay xarunta Maxkamada ICJ oo ku taala magaalada Hague ee dalka Holand.

Ergada Soomaaliya ku matalaya dhageysiga dacwadda oo uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ku sugan xarunta maxkamadda cadaaladda adduunka, si ay Maxkamadda uga soo jeediyaan doodooda ku aadan garmaqalka badda, iyadoo Kenya oo ka baxday dac wada ay ka maqan tahay

TOOS U  DAAWO DACWADA

http://

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -