Saciid Deni: “Mad-madowgii DF iyo dowlad goboleedyada meesha waa ka baxay”

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa sheegay in taag taaggii ku kala dhex jiray dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleeyada uu meesha ka baxay.

Hadalkan ayuu ka jeediyey shirweynaha Wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah oo caawa lagu soo gebagebeeyey Dhuusamareeb, isagoo sheegay in la joogo xilligii Midnimada, waxaana uu uga mahadceliyay Madaxweyne Farmaajo oo muujiyay dulqaad iyo odaynimo.

HOOS KA DAAWO HADAL JEEDINTA SACIID DENI OO DHAMEYSTIRAN:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com.

- Advertisement -