TOOS U DAAWO: Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo ka socota Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb waxaa goor dhow ka bilaabatay doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug.

Doorashada ayaa waxa ku tartamaya Afar Musharax oo u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Galmudug iyo Shan musharax u taagan xilka Madaxweyne ku-xigeenka.

Musharaxiinta ku tartamaya doorashada madaxweynaha ayaa kala ah Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), Cabdiraxman Axmed Sabriye, Axmed Shire Maxamed (Falagle) iyo Axmed Cabdullaahi Samatar.

Youtubka hoose dhag sii oo toos u daawo doorashada:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -