Xildhibaano cusub oo galabta kamid noqday Baarlamaanka Galmudug (Akhriso Magacyada iyo Qabiilka)

Guddiga farsamada iyo maamul u dhisida Galmudug ayaa galabta shaaciyay magacyada sadex Xildhibaan oo kamid noqonaya Baarlamaanka cusub uu yeeshay Maamulka Galmudug .

Xildhibaanadan cusub ee la shaaciyay ayaa horey waxaa uga taagnaa muran keenay in dib loo dhigo, waxaana la sheegay in la xaliyay khilaafkii ka taagnaa kuraastan sidaasna loogu dhawaaqay.

Guddiga Farsamada iyo maamul u dhisida Galmudug ayaa horey ugu dhawaaqay 83-Xildhibaan oo kamid noqonaya Baarlamaanka Galmudug, waxaana hada harsan ilaa 3-Xildhibaan oo la sheegay in wali khilaaf ka jiro.

Halkan ka Akhriso Magacyada iyo Qabiilada Xildhibaanadan

 

- Advertisement -