Madasha Xisbiyada Qaran oo ka jawaabtay qoraalkii NISA ee weerarkii Ex-Control (Akhriso)

War-saxaafadeed ay caawa soo saartay Madasha Xisbiyada Qaran ayaalooga hadlay qoraalkii ay heyadda NISA soo saartay 30-kii December ee sanadkii hore, kaasoo lagu sheegay in dal shisheeye uu lahaa qorshaha weerarkii Ex-Control Afgooye.

Madasha ayaa sheegtay inay ka xun tahay qoraalka NISA, oo ay ku sheegtay in ujeedkiisu ahaa in lagu daboolo xaqiiqda weerarka, laguna marin habaabiyo bulshada.

Hoos ka akhriso qoraalka oo dhameystiran:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -