Jadwalka iyo hanaanka Doorashada Galmudug oo goordhaw lasoo saaray (Akhriso)

Guddiga farsamada iyo maamul u sameynta Galmudug ayaa goordhaw soo saaray jadwalka iyo habraaca doorashada maamulka Galmudug oo la filayo in ay ka dhacdo magaalada Dhuusomareeb.

Qoraal ay soo saareen guddiga farsamada iyo maamul u sameynta Galmudug ayaa lagu sheegay in 29-ka bishan November uu bilaaban doono hannaanka soo xulista Baarlamaanka iyadoona doorashada Madaxweynaha dhici doonto 17-da bisha Decmber.

Halkan ka AKhriso Qoraalka kasoo baxay guddiga

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -