Shirkii Maalgeshiga Puntland oo la soo xiray & War-Murtiyeed ka soo baxay (Akhriso)

Shirkii Maalgeshiga Puntland ee muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa la soo gabagabeeyay iyadoo War-rmurtiyeed laga soo saaray gebagebadii shirkan.

War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in maalgashiyo kala duwan laga hirgelin doono Puntland si looga faa’idaysto khayraadka degaannada Puntland si loo kordhiyo wax-soo saarka gudaha iyo shaqa-abuurka.

Hoos  ka akhriso War-murtiyeedka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -