Taliye & Abaanduule cusub oo loo Magacaabay Qeybta 21-aad ee Ciidanka XDS (Akhriso)

Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa isbedel ku sameeyey taliyaha iyo abaanduulaha qeybta 21-aad ee ciidanka oo fadhigoodu yahay gobolada dhexe ee Somalia.

Waxaa Taliyaha cusub ee qaebta 21aad loo Magacaabey G/Sare Cabdicasiis C/llaahi Qooje.

Sidoo kale, Abaanduullaha qeybta 21-aad loo magacaabey Dhamme Aadan Siyaad Cabdi, iyadoo Taliyaha ciidanka kumandoska ee Danab Qaybta 21aad loo magacaabey Dhamme Muqtaar Cabdi Aadan.

Wareegtada lagu magacaabay taliyeyaashan iyo Saraakiil kale oo uu ku saxiixnaa Ku-simaha taliyaha ciidanka xoogga dalka Cabdi Xasan Maxamed ayaa qorneyd sidan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -