Akhriso: Magacyada tobanka arday ee ugu sareeya Imitixaanka dugsiyada Sare

Wasaarada Waxbarashada xukuumada Somalia oo caawa shaacisay natiijada imtixaanka dugsiyada sare ee dalka ayaa dhinaca kale soo bandhigtay 10-ka arday ee kaalimaha hore ka galay natiijada imtixaanka.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somalia Xukuumada Somalia C/llaahi Goodax Barre ayaa ku dhawaaqay magacyada 10ka arday ee ugu sareysa Imtixaanka, isagoo warbaahinta Qaranka ka akhriyey War-saxaafadeed u qornaa sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -