Wasiir Goodax oo ka xumaaday Hadal caro dhaliyay uu Jeediyay (Akhriso)

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Bare ayaa sheegay in uu ka xun yahay hadalkii ahaa in uu fashilmay Imtixaankii ka bilowday Deegaanada Puntland uu shalay ka jeediyay Jowhar.

Hadalkan uu shalay jeediyay Wasiirka Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya ayaa waxaa ka carooday maamulka Puntland, waxa uuna Wasiirka durba si deg deg ah raali galin uga bixiyay hadalkaasi.

Halkan ka Akhriso Qoraal Wasiirka kasoo baxay

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -