Monday, May 20, 2024

Somalia: James Swan oo warbixin xasaasi ah siiyey Xubnaha Golaha amaanka ee QM

Ergeyga Xoghaya Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan, oo maanta warbixin kooban siinayay Golaha Ammaanka ayaa sheegay in horumar laga sameeyey siyaasadda...

Rooble oo booqday dhismaha Safaarada Soomaalida ee Nairobi (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo dhowaan dib u dhis lagu sameeyey. Rooble ayaa...

Dowlada Maraykanka oo shixnad talaal ah ugu deeqday Soomaaliya (Daawo Sawirro)

Waxaa dalka soo gaaray 302,400 talaalka Johnson & Johnson ee COVID-19. Tallaalkan waxaa Soomaliya ugu deeqday Dowladda Mareykanka iyadoo soo marisay xarunta COVAX (CEPI,...

Wasiirka Caafimaadka Xukuumada Somalia oo digniin culus u dirtay shacabka

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Fawziya Abiikar ayaa mujtamca Soomaaliyeed  kula wadaagtay boogeeda Twitter fariin ku saabsan xaaladda isa soo taraysa ee Caabuqa Covid-19. Fariinta...

Wasiir ka tirsan Hirshabelle oo geeriyooday iyo Cali Guudlaawe oo ka tacsiyadeeyey

Wasiirkii Gaadiidka iyo Duulista Hawada  Dowlada Hirshabeelle Marxuum Cabdullaahi Maxamed Rooble ayaa goor dhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Marxuum Cabdullaahi Maxamed Rooble ayaa sidoo kale...

RW Rooble oo markii ugu horeysay ka hadlay khilaafka isaga iyo Farmaajo

Raisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble oo goor dhow warbaahinta kula hadlayey magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa markii ugu horeysay khilaaf la sheegay...

Muxuu RW Rooble u sheegay ganacsatada Soomaalida ee Nairobi? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah ganacstada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi ee dalka Kenya...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Marwo Samsam Ibraahim Cali oo noqotay..

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Villa Soomaaliya ku qaabilay Marwo Samsam Ibraahim Cali oo ah Senatarkii ugu horreeyey ee haween ah...

Wafdigii uu horkacayey Raisul Wasaaraha Somalia oo gaaray Nairobi (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mohamed Hussein Roble iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa gaaray magaalada Nairobi ka dib kulamo ay magaalada Mombasa kula soo qaateen madaxda...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs