Saturday, May 11, 2024

Saciid Ciise: “Qorshaha Fahad waa inuu cabsi gelin ku abuuro Baarlamanka 11aad”

Cilmi-baaris ay xuuraansi ku sameeyeen shisheeyaha daneeya maalgashiga Soomaaliya waxey saadaalin horudhaca ku sameeyeen doorashada soo socota ee loogu tartamayo kursiga madaxweynaha Soomaaliya. 20-40...

Hirshabelle oo shaacisay Jadwalka doorashada todoba kursi (Akhriso)

Guddiga Maamulka doorashada Hirshabelle waxay shaacinayaan jadwalka doorashada 7 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Kuraastan ayaa...

Xafiiska Hanti Dhowrka Guud oo War ka soo saaray heshiiskii uu saxiixay Wasiirka batroolka

Xafiiska Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay heshiiska lagu iibinayo Xirmooyin Shidaalka Soomaaliya, iyadoo xafiisku sheegay inay Gal-dacwadeed ka...

Muxuu Fahad Yaasiin ka yiri kursiga Xildhibaanimo ee loo doortay maanta?

Fahad Yaasiin oo maanta lagu doortay magaalada Baladweyne ayaa goobtii lagu doortay kula hadlay ergadii iyo dadkii kale ee goobjooga ka ahaa doorashada. Fahad ayaa...

Boqorada Britain Queen Elizabeth oo laga helay cudurka COVID-19, iyadoo 95 jir ah

Boqorada UK Elizabeth ayaa laga helay cudurka 'Covid-19', waxaana sii kordhaya walaaca ku saabsan caafimaadka boqorada ugu xukunka dheer adduunka laba toddobaad ka dib...

(Akhriso) Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo hakiyey natiijada kursi dacwad laga keenay

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ayaa hakiyay ku dhawaaqista natiijada rasmiga ah ee Kursiga Golaha Shacabka HOP045 oo doorashadiisu ka dhacday degmada Baraawe ee...

Wasiirka Batroolka: “Farmaajo ayaa heshiiskan ila ogaa, waxaana lagu qaatay $7 Milyan”

Wasiirka Batroolka Soomaaliya Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa ka ka warramey heshiis la sheegey inay Soomaaliya la gashey shirkad lagu magacaabo Coastline Exploration LTD...

(Akhriso) Heshiiska ka careysiiyey Farmaajo & Rooble ee Wasiirka Batroolku saxiixay

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Soomaaliya Eng Cabdirashiid M. Axmed ayaa sheegay in uu saxiixay heshiiska wax soo saar wadaag oo xagga shidaalka ah...

DEG DEG: Farmaajo oo War kulul ka soo saaray heshiiska Wasiirka Batroolka uu saxiixay

Madaxweynaha Somalia ayaa ka soo horjeestay heshiis uu magaalada London ku saxiixay wasiirka batroolka Somalia kaasoo dhigaya Wax soo saar Wadaag 7 xirmood oo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs