Monday, May 13, 2024

Guddigii qiimeynta ee uu Magacaabay RW Rooble oo shaqadiisa bilaabay

Guddoomiyaha Guddiga Qiimeynta Xaaladda Degaan doorashada Labaad ee Jubbaland ee Garbahaarreey mudane Cumar Maxamed Cabdulle ayaa la kulmay mas’uuliyiin ka socotay Madasha Wadahadalka Soomaaliyeed...

Wasiirka Arrimaha Dibadda DF oo arrimo Muhiim ah kala hadlay dhigiisa Wang Yi

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha Mudane Wang Yi, Waxay...

(Sawirro) Maxaa ka soo baxay Wadahadalkii u furmay dowladaha Ruushka & Ukraine?

Wadahadalo u dhaxeeya dowladaha Ukraine iyo Ruushka oo ka billowday xadka Belarussia ayaa maalintii koowaad dhamaaday natiijo la'aan sida uu Wakaaladda wararka ee Reuters...

Ciidamada Ruushka oo lagu eedeeyey iney Ukrine ku laayeen dad shacab ah

Ciidamada Ruushka ayaa maanta duqeeyey xaafado ka tirsan magaalada labaad ee ugu weyn Ukraine ee Kharkiv, halkaasoo ay ku dhinteen tobanaan qof, sida ay...

K/Galbeed oo soo saartay habraaca doorashada lix ka mid ah kuraasta golaha shacabka

Dawlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa  shaaciyay habraaca doorashada lix ka mid ah kuraasta baarlamaanka ee lagu dooran doono magaalada Baydhabo. Shir ay khamiistii Golaha Wadatashiga...

Jadwalka doorashada lix ka mid ah kuraasta taalla Gaalkacyo oo la shaaciyey (Akhriso)

Guddiga Doorashada Galmudug wuxuu shaacinayaa jadwalka 6 kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacayo. Doorashadan ayaa noqoneysa tii ugu horeysay ee lagu qabanayo magaalada...

Dhaqaalaha Ruushka oo dhulka galay iyo xaalad adag oo soo wajahday Putin

Qiimaha lacagta Ruushka ee ruble ayaa Isniinta maanta ah hoobatay marka loo eego dollar-ka iyo Euro ee Suuqa Sarifka Lacagaha ee Msocow, xilli Reer...

C/qaadir C/llaahi Lugey oo lagu dilay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

C/qaadir C/llaahi Lugey oo ahaa nin dhalinyaro ah ayaa caawa fiidnimadii lagu dilay degmada Dhakeynley ee magaalada Muqdisho Dabley bastoolado ku hubeysan ayaa la soo...

Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo War ka soo saaray dacwad laga soo gudbiyey kursiga HOP045

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee 2020/2022 ayaa  muddo dheeri ah ku daray baaritaanka dacwada kursiga Nambarkiisu yahay HOP045. Kursigan oo doorashadiisu ka dhacday degmada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs