Friday, May 17, 2024

(Sawirro) Madaxweyne Alexander oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Dalka Austria Alexander van Der ayaa warqadaha aqoonsiga danjirinimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee dowlada Soomaaliya u magacowday dalkaas Ebyan Maxamed Saalax Ladane. Safiirka...

Arday ka qalin jabisay Jaamacadda Jubba oo xaflad wayn loogu qabtay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Xaflada oo ka dhacday hoolka wayn ee beerta nabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiiro' xildhibaano' fanaaniin' dhakhaatiirta ugu caansan M/Muqdisho. Ugu joreyntii waxaa...

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh oo qalinka ku duugay sharci cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Qaxootiga iyo Magangalyodoonka. Sharcigan muhiimka ah ayaa waxaa uu ka hadlayaa...

Xaalad adag oo soo wajahday Facebook & shaqaale ka badan 10 kun oo la...

Milkiilaha shirkada Facebook Mark Zuckerberg  ayaa lagu soo waramayaa inuu shaqada ka joojinayo 13 boqolkiiba shaqaalaheeda, kuwaasoo ka badan 11,000 oo shaqaale ah. Telefishinka CNBC...

Villa Somalia oo War ka soo saartay shirkii loo balansanaa ee guddiga amniga Qaranka

Qoraal uu goor dhow soo saaray Madaxa warfaafinta Villa Somalia ayaa lagu sheegay in dib loo dhigay shirkii guddiga amniga Qaranka ee maanta loo...

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Guddiga cunaqabateynta Hubka ee QM (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaramada Midoobay ee cunaqabateynta hubka Soomaaliya ayaa la wadaagay warbixin ku...

Xisbiga cusub ee uu horkacayo Xasan Shiikh oo iska bedelay magacii lagu qabsaday (Akhriso)

Isbedel deg deg ah ayaa lagu sameeyay magaca xisbigii dhowaan looga dhawaaqay magaalada Muqdisho ee uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud. Xisbiga cusub...

Golaha Shacabka Somalia oo amar culus dul dhigay Wasiirka Gaadiidka Duulista hawada DF

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 15-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha...

Ra’iisul Wasaaraha dalka oo Guddoomiyey shir muhiim ah oo ka dhacay Villa Somalia

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay barnaamijka Xukuumadda ee Horumarinta Dhaqaalaha Qaranka. Shirka oo ay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs