Soomaalida Nairobi oo dhaqaalihii ugu badnaa ugu deeqay shacabka B/weyne
Waxaa shalay magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii lagu soo gabagabeeyay dhaqaale uruurin maalmihii la soo dhaafay ka socday xaafada Islii iyo guud ahaan...