Saturday, May 18, 2024

Hub ka dhigis lagu sameeyay Saraakiil iyo CiidamoTigrey ah oo jooga Soomaaliya

Wakaalada wararka ee Reuters ayaa ku warantay in hub ka dhigis lagu sameeyay ciidamada kasoo jeeda qowmiyada Tigrey ee ku sugan gudaha Soomaaliya, kuwaa...

Dowlada Somalia oo ka laabatay Qoraal ay kasoo saartay dagaalka Itoobiya kadib cadaadis…

Wasaarada Arimaha Dibadda Xukuumada Soomaaliya ayaa shalay soo saartay War saxaafadeed ay walaac uga muujisay dagaalka kasocda dalka Itoobiya ,waxaana Wasaarada ku baaqday in...

Jeneraal Gabre iyo Saraakiil kale oo Itoobiyaan ah oo la amray in lasoo xiro...

Dowlada Federaalka Itoobiya ayaa baadi goob ugu jirta saraakiil badan oo katirsanaa ciidamada dalkaasi oo lagu eedeeyay in ay ku kaceen qiyaano qaran ayna...

Boqortooyada Sacuudiga oo ka Walaacsan talaabo cusub ay qaaday Israa’iil

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa walaac xoogan ka muujisay deegaano hor leh oo maamulka Israa'iil deegaano cusub uga sameesaneyso magaalada ay xooga ku heestaan ee...

Dugsi Quraan Online ah oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta Soomaaliyeed iyo Caruurtooda

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan qurbo-joogta Soomaliyeed ee ubadkooda lajecel in ay bartaan quraan kariimka ah iyo shareecada islaamka in Markaska AL Bayaan Quran Online...

Soomaalida kunool magaalooyin kuyaala dalka Uganda oo Digniin adag loo diray

Dalka Uganda ayaa waxaa ka dhacay banaan baxyo rabshado watay oo dhigayeen dad taageersan siyaasiga Bobi Wine oo u sharaxan xilka Madaxweynaha Uganda si...

Rooble oo dhameestiray Guddiga Doorashada Heer Federaal (Akhriso Magacyada)

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa dhameestiray xubnaha dowladda federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka Qaranka.      

Xog ku aadan Waxyaabihii ay kawada hadleen Madaxweynaha Galmudug iyo Xasan Sheekh

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay Madaxweynihii hore Ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, iyagoona ka wada-hadllay arrimo la xiriira geedi-socodka Doorahada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs