Saturday, May 18, 2024

Xukuumada Somalia oo ka hor timid dibed-baxa ay Jimcaha ku baaqeen Mucaaradka

Dowlada Soomaaliya ayaa shacabka Muqdisho iga digtay iney ka qeyb galayaan banaanbac looga soo horjeedo Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Farmaajo, kaasoo ay iclaamiyeen...

Beesha Caalamka oo War kasoo saartay Shirkii ka dhacay magaalada Baydhabo

War Saxaafadeed Wadajir ah oo kasoo baxay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay shirkii guddiga farsamada Dowlada federaalka iyo kuwa maamul...

Qoor Qoor oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhiga iyo Hogaanka Maxkamada Ciidamada  (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug gaaray Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada federaalka Soomaaliya iyo Hoggaanka heerarka kala duwan ee maxkamadda ciidamada qalabka. Wasiirka...

Dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa maanta degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir waxa ay ku dileen wiil dhalinyaro ah oo la sheegay in uu ahaa...

Shacabka Tigrey oo looga digay in ay Qariyaan Hogaamiyaasha TPLF ee baxsadka ah

Dowlada Itoobiya ayaa uga digtay shacabka kunool gobolka Tigrey in ay qariyaan hogaamiyaasha iyo saraakiisha kooxda TPLF ee xiligan ku jira baxsadka ayna baadi...

Qisada nololeed ee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo xalay ku Geeriyooday Muqdisho

Wuxuu ahaa sheikh caan ah iyo xubin kamid ah Majmaca Culimada Somaaliyeed. Burburkii dalka iyo waqtiyadii adkaa ee waddanku soo maray, wuxuu qeyb ka...

Gudoomiyaha Aqalka sare oo Qoraal diray Farmaajo iyo Madaxda maamul goboleedyad

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi  ayaa qoraal uu ku dalbanayo in aan la fara galin doorashada Xildhibaanada labada aqal ee...

Duufaano Baraf iyo Dabeylo xoogan wata oo dad badan dilay

Qaar kamid ah gobolada dalka Mareykanka waxaa ku dhuftay duufaanno wata baraf, roob iyo dabeylo aad u qaboow, waxa ayna sababeen in dad badan...

Xukuumada oo soo saartay Amar ku socda Shaqaalaha Dowlada Soomaaliya (Akhriso)

Wasaarada Shaqada iyo arimaha bulshada Xukuumada Soomaaliya ayaa soo saartay amaro ku socda Shaqaalaha dowlada si looga hortago faafitaanka cudurka Carona Virus oo mar...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs