Sunday, May 19, 2024

(Daawo Sawirro) Madaxweyne Deni oo la kulmay Guddoonka cusub ee Guddiga TPEC

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC). Kulanka ayaa looga hadlay dhismaha...

Guddiga billada caalamiga ah ee Nobel Prize oo digniin siiyey RW Abiy Ahmed

Guddiga billada Nobel-ka ee Norway ayaa ku biiray codadka caalamiga ah ee ugu baaqay ra'iisul wasaaraha Itoobiya inuu soo afjaro dagaalka sokeeye ee 14-ka...

Deni oo Wareegto ku Magacaabay Guddoomiyaha cusub ee gobolka..(Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Puntlnd Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 001 ee 13-ka January 2022, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Bari. Madaxweynaha...

C/raxmaan Faroole oo eedeyn u jeediyey Raisul Wasaarihii hore ee Somalia

Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, ayaa sheegay inuu ka xun yahay in ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid uu khilaafay bayaankii...

DF oo ku guuleysatay xalinta caqabad heysatay Soomaalida ku nool dalka Sudan

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah oo kaashanaysa hay’adaha kale ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal dheer ku bixisay ka jawaabidda iyo xal...

Madaxweyne Farmaajo oo qadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Liibiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khadka taleefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Liibiya Mudane Dr. Maxamed Yuunis Al-Manfi ayaa uga...

Madaxweyne Deni oo fariin u diray masuuliyiinta maamulka Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah. Kulanka oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane...

Ra’isul Wasaare Rooble oo Amaro adag siiyay laamaha amaanka ee Dowlada (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga warbixiyay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ee...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs