Thursday, May 16, 2024

Shirkadda Mercedes oo dib uga ururineysa caalamka hal milyan oo gaari (Sababta)

Shirkadda baabuurta sameysa ee Mercedes-Benz ayaa dib u ururienysa qiyaastii hal milyan oo gaadiidkeeda ah caalamka oo dhan taas oo ay sabab u tahay...

Dagaalo iyo duqeymo saaka ka dhacay degaan ku dhow xadka Somalia iyo Itoobiya

Sida ay sheegayaan Wararka ka imaanaya deegaanka Aato ee gobolka Bakool Al-shabaab ayaa saaka weerar madaafiic ah ku weerareen xaafado ka tirsan degaankaas. Duqeynta ayaa...

Hogaamiyaha TPLF oo hal shardi ku xiray wadahadal ay la galaan dowlada Itoobiya

Madaxweynaha Tigray Debretsion Gebremichael ayaa sheegay in haddii dawladda federaalka ay dhab ka tahay in wadahadal lagu soo afjaro colaadda, inay dib dib u...

Dowlad shuruud lala yaabay ku xirtay lamaanaha doonaya iney isguursadaan

Guddoomiyaha Jasiirada Jawa ee dalka Indonesia ayaa ku soo rogay dhammaan dadka guurdoonka ah ee Jawa ku nool inaan la siin doonin rukhsadda ogolaanshaha...

Mareykanka oo War xasaasi ah ka soo saaray weerarkii Al-Shabaab ku qaaday Itoobiya

Taliyaha taliska ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika (AFRICOM), Jen. Stephen Townsend ayaa ku amaanay ciidamada Itoobiya sida ay isaga caabiyeen weerarka Al-Shabaab. Waxaa uu intaa...

Dowlada Somalia oo tirakoob ka soo saartay saameynta ka dhalatay abaarta ka jirta dalka

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xaruntiisa Qaran ee Hawlgallada Gurmadka Degdegg ah (National Emergency Operation Center, NEOC) waxa iyada oo kaashanaysa dhammaan Wasaaraddaha heer Federal iyo...

Maamulka Taliban oo codsi xasaasi ah u diray dowladaha Mareykanka iyo Yurub

Wasiirka arrimaha dibadda Mamulka Taliban ee Afghanistan ayaa sheegay mar uu ka hadlayay shir caalami ah sheegay in cunaqabateynta uu Mareykanku kusoo rogay ay...

Dowlad goboleedka Jubbaland oo eedeeyn u jeediyey dowlada Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Axmed Cabdi ayaa sheegay in  maamulkiisa laga qadiyey  lacag dhan 1 Milyan ah oo ay Xukuumadii...

Gabdho la afduubtay ku dhowaad 10 sano ka hor oo la helay iyagoo uur...

Ciidamada Nigeria ayaa sheegay inay heleen laba gabdhood oo kooxda Boko Haram ay ka afduubteen dugsi sare sideed sano ka hor. Labada gabdhood ee haatan...

Mahad Salaad oo kordhiyay Mushaarka Saraakiisha, Ciidamada iyo Shaqaalaha Hay’adda NISA (Akhriso)

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad oo la magacaabay 26-kii May 2022, ayaa durba kor u qaaday dhammaan mushaaraadka ay qaataan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs