Thursday, May 16, 2024

Dowlad Carbeed oo iska diiday in xiriir Diblumaasi la yeelato maamulka Israa’iil

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Cumaan, Sayid Badar Bin Xamad Bin Xamuud Al-busaydi ayaa Wareysi uu bixiyay ku sheegay in aysan xiligan diyaar u...

Shir looga hadlayo Shidaalka Somalia oo ka dhacaya London iyo siyaasi ka shifay Qorshaha...

Shir looga hadlayo Arimaha Shidaalka Soomaaliya ayaa 7 bisha February ee sanadkan 2019 ka furmayo magaalada London waxaana shirkaas lagu suuq geynayaa Shidaalka Soomaaliya,...

(Sawirro) Turkiga oo dayuurad gaar ah ku qaaday qaar ka mid ah dhaawacyada qaraxii...

Afar ka mid ah dhaawacyada qaraxyadii maalmo ka hor ka dhacay nawaaxiga isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho ayaa maanta laga duuliyey garoonka dayuuradaha Aadan...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo si adag uga hadlay xaalad ka taagan Muqdisho

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay waddooyinka magaalada Muqdisho ee u xiran safarka Madaxweynaha Jabuuti uu caasimadda ku joogo maalintii labaad. Siyaasigan ayaa sheegay...

Saraakiil katirsan Wasaaradda Gaashaandhiga Mareykanka oo gaaray magaalada Hargeysa

Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland gaaray saraakiil ka socda wasaaradda difaaca dalka Mareykanka , waxaana wafdiga garoonka diyaaradaha ee Cigaal kusoo...

Qorshayaasha Uu Wado Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Oo halis ku ah Soomaaliya

Soomaaliya kama mid aha dalalka Africa ee isku tashtay kuwaa oo sameeyay  isbadal xoog leh iyagoo u midooway ilaalinta Qaranimadooda gaar ahaan waxaa Soomaaliya ay...

Midowga Yurub oo Somalia ka fulinaya Mashruucii ugu weynaa muddo 30 sano ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday  heshiis ku saabsan  dhismaha wadooyin muhiim u ah Dalka. Heshiiskan ayaa qeyb ka qaadanaya dhismaha waddooyinkan...

Trump oo lagu soo oogay dacwado cusub oo ka daran kuwii horey loogu eedeeyey

Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale lagu soo eedeeyey dacwad la xiriirta doorashadii dhacday sannadkii 2020-ka ee uu kaga adkaaday madaxweynaha...

Wararkii Ugu dambeeyay Jawaari oo wada abaabulka Mooshin ka dhan ah R/Wasaaraha 

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Fedeaalka Soomaaliya ayaa mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamaanka waxa ay gacanta u galiyeen Gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee Baarlamaanka. Magaalada Muqdisho ayaa...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs