Friday, May 17, 2024

James Swan iyo Wefdi la socday oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo (Daawo Sawirada)

Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo, waxaana garoonka Diyaaradaha kusoo...

Turkiga oo Howlgal Milatari qaadaya iyo Mareykanka oo Walaac xooggan ka muujiyay

Mareykanka ayaa Talaadadii walaac ka muujiyay qorshaha Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan uu ku doonayo in uu dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo cusub uga bilaabo xudduudda koonfureed...

Koongareeska oo laalay codkii Qayaxnaa ee uu Trump dul dhigay Miisaaniyadda Difaaca

Kongareeska Mareykanka ayaa laalay codka diidmada qayaxan oo uu Madaxweyne Donald Trump dul dhigay hindise sharciyeedka dhaqaalaha ku baxa gaashaandhigga dalkaas, arrinta oo ah...

Amaanka Muqdisho oo la adkeeyay iyo Meydka Eng Yariisow oo dalka la keenayo

Waxaa saakay xiran qaar badan oo kamid ah wadooyinka magaalada Muqdisho, waxaana wadooyinkaasi lasoo dhigay ciidamo badan oo booliis ah oo amaanka magaalada xaqiijinaya. Wadooyinka...

Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado ka dhaceysa iyo Cali Gacal oo ka hadlay

Magaalada Cadaado oo xarun u ah garab kamid ah maamulka is khilaafsan ee Galmudug ayaa waxaa ka socda qaban qaabada Doorasho la sheegay in...

Edmonton father gets last-minute reprieve from deportation to Kenya

EDMONTON—Three hours before Yussuf Mahamed was due to board a plane and be deported to Kenya, the phone at the Ogaden Somali Community of...

Xassan Shiikh oo saxiixay sharciga heyadda NISA iyo sharciyo kale (Sawirro)

WAR-SAXAAFADEED VILA SOMALIA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xoogga saaraya hirgelinta hannaan dowladnimo oo ku dhisan sharci iyo xeerar nidaamiya hay’adaha ...

Nin Al-Shabaab u qaabilsanaa Gudbinta xogta Ganacsatada oo xukun adag lagu riday

Cali Abuukar Jimcaale Rooble, ayaa loo soo xiray sadaxdii November ee sanadkii hore ka mid ahaanshaha Alshabaab, waxa uu u qaabilsanaa qaybta Amniyaadka. Cali Abuukar...

Dowlada Kenya oo xiriir Diblumaasiyadeed la yeelaneysa maamulka Somaliland

Dowlada Kenya ayaa la sheegay in ay qorsheeneyso in ay sii xoojiso xiriirka hada kala dhaxeeya maamulka isku magacaabay Somaliland ee doonaya in uu...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka hadlay Howlgalka ka bilowday Mudug iyo la wareegida Ceelhuur

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdikaariye (Qoorqoor) ayaa goordhaw war saxaafadeed uu soo saaray uga hadlay howlgalada ka bilowday Koonfurta gobolka Mudug gaar ahaan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs