Monday, May 20, 2024

Guddigii loo Magacaabay xalinta arrinta Gedo oo heshiis la gaaray Waxgaradka Garbahaarey

Guddigii uu ra’iisul Wasaraaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay dib heshiisiinta gobolka Gedo oo dhawaan gaaray magaalada Garbahaarey ayaa shirar la lahaayeen...

Madaale & Xildhibaano ka tirsan BFS oo gaaray degaanka Daaru-nicma (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan BFS, kan Maamulka Hirshabelle, Saraakiil iyo...

Boqolaal ka tirsan ciidamada Ruushka oo lagu dilay dagaal ka socda Soledar (Sawirro)

Ruushka ayaa sheegay in ciidamadoodu ay ku sii siqayaan inay qabsadaan magaalada bariga Ukraine ku taalla ee Soledar taasoo astaan u noqon doonta guul...

Ciidamo loo diyaariyay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab & RW Khayre oo kormeeray (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta waxa uu xerada tababarka ciidanka xoogga dalka ee general Gordan ku kormeeray...

Wiilal Soomaaliyeed oo caawa lagu dilay dalka Koonfur Afrika (Sawiro iyo Magacyada)

Wararka aan caawa ka heleyno magaalada Pretoria ee caasimada dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in kooxo burcad hubeesan caawa weerar ku qaadeen dukaan ay...

Midowga Yurub oo shaaciyey inuu dacwad ku soo oogayo dowlada Britain

Midowga Yurub wuxuu bilaabayaa dacwad sharciyeed ka dhan ah dowlada Ingiriiska oo uu ku eedeynayo iney jabisay heshiiskii Brexit ee Ingiriisku uga baxay Midowga...

Madaxweyne Muuse Biixi oo xilka ka qaaday Wakiilkii Somaliland u joogay dalka Itoobiya

Madaxweynaha maamulka  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/04/2024 soo saaray xilkii kaga qaaday wakiilkii Somaliland u...

Dagaal culus oo dhax maray ciidamada Federaalka Itoobiya iyo Ciidamo Amxaaro ah

Wararka ka imaanaya magaalada Dabre-birhaan ee dowlad deegaanka Amxaarada  ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada federaalka Itoobiya...

(Akhriso) Mukhtar Roobow oo hal arrin ka codsaday Culimada Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumada Somalia Mukhtar Roobow Cali oo uu wehliyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xildhibaan Saalax Shariif Sayid Cali ayaa...

Guddi baaritaan ku sameeya dadkii lagu laayay deegaanka Gololey oo la magaacabay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddi baaritaan dhab ah ku sameeya dhalinyarad ka howlgaleysay xarun caafimaad oo kutaala deegaanka gololey...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs