Sunday, May 19, 2024

RW Khayre oo Washington kaga qeyb galay shirka IMF & Bankiga adduunka (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka uga qayb galay shirka miiska wareegsan ee Bangiga iyo hey'adda...

RW Xamse & Madaxweynihii hore ee Somalia oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Doha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynihii Hore...

Baaris iyo Fatash lagu sameeyay Safaarad ay leedahay Soomaaliya iyo 9 fal dambiyeed oo…

Xafiiska Hantidhowrka guud ee JFS ayaa u gudbiyey xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka warbixin baariseed fatash ah oo Xafiiska Hantidhowrka uu ku sameeyey safaaradda...

Muxuu Axmed Madoobe ka yiri Magacaabida RW Max’ed Xuseen Rooble?

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhaweeyay magacaabida Wasiirka Koowaad ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Waxaa Madaxweynahu uu...

Jidadka Muhiimka ah ee Muqdisho qaarkood oo saaka xiran & sababta ka dambeysa

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa adkeeyey amniga Magaalada e Muqdisho ka dib markii xalay qarax khasaaro geystay uu ka dhacay agagaarka dugsiga sare ee tababarka...

Xubnaha soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta HOP257 & HOP260 oo la diwaangeliyay (Sawirro)

Guddiga maamulka Doorashada ee Kuraasta gobolada waqooyi ee Somaliland ayaa maanta diiwaangeliyay odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya kuraasta sumadoodu tahay HOP257...

Duqa Muqdisho iyo Maxamed Al-Amiin Souef oo Arrimo muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee...

Nin Watay Hargo Shabeel oo Xukun adag lagu riday

Maxkamad kutaala dalka Itoobiya ayaa xukun ku riday in lagu qabtay isaga oo wato 10 harag shabeel oo ugaarsi lagu dilay, waxaana ninkan xukunka...

Gudoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafadaka Doorashada oo Goordhaw geeriyooday

Waxaa goordhaw Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Guddoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee doorashada heer Federaal C/llaahi Abyan Nuur oo maalmihii lasoo dhaafay...

Sheekh Aadan Madoobe oo gaaray magaalada Xudur si weyna loogu soo dhaweeyay (Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Xudur...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs