Thursday, May 16, 2024

Farmaajo: DF waxaa ka go’an in wadahadal lagu xaliyo tabashada walaalaheen Somaliland”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Dhab u heshiisiinta DFS iyo Soomaaliland ayaa tilmaamay maamuuska walaaltinimo ee...

Ciidamada AMISOM oo dilay dad isku qoys ah kaddib Cabsi xooggan oo lasoo daristay

Wararka ka imaanaya magaalada Baraawe ee caasimadda maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in ciidamada ATMIS duqeyn ku garaaceen deegaanka Mudul Baraawe oo kuyaalla duleedka...

Maxkamada ICJ oo diiday codsi ka yimid Kenya iyo Somalia oo heysata fursad qaali...

Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa berri galab 3:00PM dhagaysan doonta gunaanadka Dacwadda badda Soomaaliya. Ka dib markii ay diiday maxkamaddu codsigii Kenya ee ahaa...

(Sawirro) Dagaalyahanada Xisbullah oo 60 gantaal ku garaacay gudaha Israel

Milatariga Israel ayaa sheegay in ciidamadooda cirka ay  duqeeyeen bartilmaameedyada kooxda Hezbollah oo ku yaalla gudaha Lubnaan," iyadoo saraakiisha Lubnaan ay sheegeen in bartilmaameedyada...

Dowlada Somalia oo soo saartay amar looga guurayo dhul ku yaalla degmada Dayniile

Wasaaradda warfaafinta Somalia ayaa dadka deggan Ex- xaruntii War laliska Radio Muqdisho ugu baaqday inay baneeyaan dhulkaas. War ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu faray...

Xamse oo xariga ka jaray Dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ...

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa tilmaamay...

Banaan bixii maanta ka dhacay Muqdisho oo ka duwanaa kuwii hore (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada muqdisho gaar ahaan hoolka xarunta Iskool Buluusiya lagu qabtay banaan bax balaaran oo looga soo horjeeday qaraxii dadka badan ku dhinteen...

Nin Watay Hargo Shabeel oo Xukun adag lagu riday

Maxkamad kutaala dalka Itoobiya ayaa xukun ku riday in lagu qabtay isaga oo wato 10 harag shabeel oo ugaarsi lagu dilay, waxaana ninkan xukunka...

Somaliland oo War kasoo saartay Doorashada Xubnaha matalaya ee ka dhaceysa Muqdisho

Golaha Wasiirrada maamulka Somaliland Oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa si kulul uga hadlay doorashada xildhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda Somaliland...

Saraakiisha ciidamada Booliiska ee ka howlgala Muqdisho oo amar la siiyay

Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in beri oo khamiis ah lagu qabto xaflada caleemo saarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana xaflada ka qeyb...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs