Saturday, May 25, 2024

Dowlada Somalia oo dalbatay Waaran lagu soo xirayo C/rashiid Janan Codsina u dirtay Kenya

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u dalbatay waaran Caalami ah oo loogu soo gacan galinayo Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo dhawaan...

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Geerida ku timid Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Daawo Sawirada: Ciidamo cusub oo loo diyaariyay in ay sugaan Amaanka Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho tababar loogu soo xiray 600- oo askari oo katirsan ciidanka booliiska Soomaaliya, waxaana ciidankan loogu tala galay in ay sugaan...

Iran oo shaacisay inay weerar la beegsatay xarun muhiim u ah Israel ku leedahay...

Ilaada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran ayaa sheegay inay gantaalo ku beegsadeen “xarun istaraatiiji ah” oo Israel ay ku leedahay Iraq kadib markii mas’uuliyiinta...

Axmed Madoobe oo tagay Baar Sanguuni kuna dhawaaqay Dagaal (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ay wehliyaan Wasiiro iyo saraakiil katirsan maamulkiisa ayaa maanta gaaray Deegaanada Buulo Gaduud iyo Baar Sanguuni...

Nin dhallinyaro ahaa oo in ka badan 17-jeer Xabsi la dhigay oo qaatay Diinta...

Wiil uu dhalay Marco Pierre White oo ah nin caan ah oo u dhashay dalka Britian, si weyna loogu yaqaan in uu dadka baro...

Laftagareen “Meel looga hadlay ma jirto in Cabdi Xaashi looga dambeeyo Guddiga Somaliland”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Aalada Fogaan Araga uga qeybgalay Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo manta...

Booliska DF oo lagu wareejiyey bur dhacay oo laga soo dejiyey dekeda Muqdisho

Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen madaxda sare ee Hay’adda Tayo Dhowrka Soomaaliyeed ayaa waxa ay uga hadleen howlaha hortebinta u leh Hayadda ee...

Guddiga amniga Laascaanood oo ka soo horjeestay raafka ka socda magaalada

Guddiga amniga ee Magaalada Laascaanood, ayaa sheegay iney ka xun yihiin dadka dhawaan laga tarxiiley magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Guddiga oo la hadlay warbaahinta...

Gobol Cusub oo lagu soo kordhiyay gobolada maamulka Puntland (Akhriso)

Golaha Wasiirada maamulka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garawe ayaa meel mariyay gobol cusub oo lagu soo kordhiyay gobolada uu ka kooban...

News in English

Advocating for Democratic Governance Over Tribal Governance in Somalia

Somalia exhibits a de facto system of governance blending tribal and democratic elements, shaped by its unique historical, cultural, and political context. Within this...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs