Saturday, June 15, 2024

Villa Soomaaliya oo Shaacisay Qorshaha Madaxweyne Xasan Sheekh u tagay Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur si diirran...

Turkiga oo Xayiraad dhanka Fiisaha Transit-ka ku soo rogtay 10 dal oo ay Soomaaliya...

Laga bilaabo bishan April 15-da ee sannadkan 2024-ka waxay dowladda Türkiye dhaqan-gelin doontaa sharci culus oo lagu soo rogay dhoofayaasha Transit ku sii ah...

(Daawo Sawirro) Koox ka tirsan Al-Shabaab oo ku dhintay qarax ay aasayeen

Saraakiisha Ciidanka Kenya ee gobolka Lamu ayaa sheegay in afar ka mid ahaa Al-Shabaab ay ku dhinteen shalay qarax markii ay la kacday Miino...

Duqa Muqdisho oo kormeeray Wado Cabasho laga keenay oo dib u dhis lagu bilaabay...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta kormeer ku tegey dhismaha ka socda Wadada Warshada Caanaha...

Maxkamada ciidamada XDS oo riday xukuno iskugu jira dil iyo xabsi (Sawirro)

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Qeybta 60aad, ayaa Maanta Xukunno kala duwan ku ridey askar katirsanaa Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed. Askartan ayaa waxa lagu helay falal...

Amiin Quran Online, oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta soomaaliyeed iyo caruurtooda

Ramadan Mubarak WhatsApp: +252634484123   Amiin Quran Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed , meelkasta oo ay kaga nool yihiin...

Maxkamada ciidamada oo xukun dil ah ku fulisay xubin ka tirsanaa amniyaatka Al-shabaab

Sida ay sheegayaan wararka saaka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo waxaa xukun dil ah lagu fuliyay xubin ka tirsanaa Amniyaatka kooxda Al-Shabaab oo horay...

Madaxweyne Xasan oo u ambobaxay dalka Eritrea iyo Ujeedka safarkiisa oo la shaaciyay

Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi la socda ayaa goordhaw safar shaqo ugu amba-baxay magaalada Muqdisho, iyagoo u duulay dalka...

Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan aan Caadi aheyn oo ka dhacay Villa Hargeysa (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 4-aad ee aan caadiga aheyn, ee...

News in English

Challenges in Somali National Election Legislation

The Somali national election law reflects a chaotic amalgamation of incompatible elements from various election systems, including dictatorial, parliamentary, and presidential models, presenting challenges...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs