Ciidamada dowladda oo waxyaabo qarxa ka soo saaray jidad lagu aasay (Sawirro)

Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa degaanka Ceelasha biyaha ka soo saaray waxyaabaha Qarxa oo badan oo lagu aasay xaafado ka mid ah degaanka.

Saraakiisha Ciidanka dowlada ayaa sheegay in qaraxyada la doonayay in lagu dhibaateeyo ciidamada amniga ee ku sugan degaanka iyo shacabka.

Wali lama shaacin In howgalkaasi lagu soo qabtay shaqsiyaad marka laga Reebo waxyaabaha Qarxa.

Ciidanka Dowladda ayaa maalmihii ugu dambeeyay Waday howlgallo laga sameeynayo Magaalada Muqdisho iyo agagaarkeeda, kuwaasoo lagu xoojinayo amaanka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -