Puntland oo dowlada federaalka u jeedisay eedeyn la xiriirta doorashadii K/Galbeed

Puntland ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedaysay inay fara-gelin qaawan ku samaysay doorashadii ka dhacday Magaalada Baydhabo taasoo madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed loogu doortay Cabdicasiis Lafta gareen.

War-saxaafadeed ka soo baxay shirkii Golaha xukuumadda Puntland ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay fara-gelin qaawan ku samaysay doorashada Koonfur Galbeed, isla markaana la baal-maray rabitaanka shacabka iyo qawaaniinta dalka.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.co

- Advertisement -