Wasaarada A/Gudaha Somalia oo War ka soo saartay khilaafka dowlada & dowlad goboleedyada (Akhriso)

Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay khilaafka dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in kulankii uu ku baaqay Madaxweynaha ee ahaa inay isugu imaadaan Dowladda iyo Maamulada uu weli sidiisa yahay isla markaasna ay dowladda diyaar u tahay xallinta Khilaafka jira.

Hoos ka akhriso qoraalka Wasaarada:

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -