(Akhriso) Aadan Madoobe oo guddi u saaray heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa magacaabay Guddi gaar ah oo kasoo talabixiya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay xukuumadu usoo gudbisay Golaha Shacabka BJFS.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDOOMIYAHA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -