Howlgal ka dhacay degaan ka tirsan Sh/hoose oo lagu dilay 40 ka tirsanaa Al-shabaab

Hawlgal qorshaysan oo Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ay ka fuliyeen Beerta Shariifka ee deegaanka Nuungare oo 8-KM kaga beegan dhinaca waqooyi ee deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayay ku dileen in ka badan 40 ka tirsan Al-Shabaab waxaana sidoo kale lagu dhaawacay tiro intaas ka badan sida lagu sheegay War saxaafadeed ka soo baxay goor dhow Wasaarada warfaafinta Somalia oo sidan hoose u qornaa:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -