Wasiir cusub oo maanta loo magacaabay Wasaaradii uu iska casilay Axmed Macalin Fiqi

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Wasiirka cudub ee wasaaradda Amniga Dowlad goboleedka Galmudug .

Wareegtada uu soo saaray Madaxweyne Qoor Qoor ayuu ugu magacaabay Maxamed Cabdi Aadan (Gaboobe) in uu noqdo wasiirka cusub ee wasaaradda amniga gudaha ee maamulka Jubbaland.

Wasaaradda Ammiga ee maanta loo magacaabay wasiirka cusub ayaa horey waxaa isaga casilay Axmed Macalin Fiqi oo hadda ah wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya.

- Advertisement -