Habraaca doorashada Saddex ka mid ah kuraasta Golaha shacabka oo la shaaciyey

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Hirshabelle waxay shaacinayaan magacyada odayaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 3 kursi oo kala ah HOP006, HOP022, HOP003, kuwaasoo lagu dooranayo magaalada Baladweyne.

- Advertisement -