Allbanaadir.com
NEWS

Maamul Goboleed soo saaray Jadwalka Doorashada Shan kursi oo cusub

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashada shan kamid ah kuraasta gollaha shacabka oo la filayo in dhawaan lagu doorto magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed.

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay in diiwaangelinta musharaxiinta kuraastan iyo shaacinta guddiga soo xulaya ergada la shaacin doono beri oo Isniin ah halka doorashada dhaceyso 30-ka bisdhan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

NISA oo qabatay labo nin oo Al Shabaab u hayay shaqo muhiim ah (Sawirro)

Cabdi Cade

Gaari Dameero Raashin u waday Degmo Go’doon ku jirta oo la gubay (Sawirro)

Cabdi Cade

Maxamed Cusmaan Aadan oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---