Guddiga Doorashada Somaliland oo soo saaray Jadwalka Diiwaangalinta ilaa 6 Musharax

Guddiga maamulka doorashooyinka gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa  goordhaw soo saaray jadwalka diiwaangalinta musharaxiinta u tartameysa ilaa lix kursi oo ay horey u shaaciyeen qabashadooda.

Qoraalka kasoo baxay guddiga Doorashada gobolada Waqooyi ayaa lagu sheegay in mudo sadex maalin ah soconayaan diiwaan gelinta qabashada codsiga iyo xaqiijinta shuruudaha laga rabo musharaxiinta.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Guddiga Doorashada Somaliland

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -