Fursad qaaliya: Dugsiga Amiin Quran Online oo soo kordhiyay course lagu baranayo higaadda inta lagu jiro fasaxa summerka

WhatsApp: +252634484123
Ma doonaysaa in caruurtaadu ku barato higaadda(Farbarta) kaliya 3 bilood (Inta lagu jiro fasaxa summer ka).
 
Amiin Quran Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed , meelkasta oo ay kaga nool yihiin adduunka .
 
Dugsigan waxa wax ka barta boqolaal arday ah oo ku kala nool daafaha dunida.
 
Dugsigu waxa uu kuusoo kordhiyay bishan June 2021, course gaar ah oo lagu baranayo Higaadda Quraanka kariimka ah, iyadoo Ardayda lagu bari doono muddo saddex bilood ah.
 
Koorsooyinka kale ee dugsiga lagu barto waxa ka mid ah : –
 
1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Carabida
4) Xadiithka
5) Caqiiqda islaamka
6) Fiqhiga
7) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
8) Tarbiyadda caruurta
9) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
10) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
11) Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)
 
 Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda u leh duruusta ay bixinayaan .
 
 Manhaj tayo leh oo sifudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.
 Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato .
 Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga .
 
Nala soo xiriir oo hel macluumaad dheeraad ah:
 
WhatsApp: +252634484123
IMO: +252634484123
Viber: +252634484123
Telegram: +252634484123
Skype: Amiin Quran Online
Gmail: Amiinquranonline@gmai.com
Booqo webiste ka dugsiga :

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -