Dowlada Federaalka oo Qoraal Xasaasi ah kasoo saartay Doorashada Jubbaland (Akhriso)

War qoraal ah oo goordhaw kasoo baxay Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa lagu sheegay in aysan dowladu aqoonsan doonin natiijo walbo oo kasoo baxda doorashada Jubbaland

Wasaarada arimaha gudaha ayaa sheegtay in doorashada Baal marsan tahay dastuurka iyo habraaca Doorashada ee soo saartay Wasaarada arimaha gudaha

Wasaarada Arimaha Gudaha ayaa ku baaqday in la qabto dib u heshiisiin dhab ah ay ka qeyb galaan dhamaan bulsho weynta kunool deegaanada Jubbaland

- Advertisement -