Saturday, May 11, 2024

Puntland oo soo saartay amar culus oo ka dhan ah Wasiirka cusub ee arrimaha...

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Xaaji Abshir  ayaa sheegay qofkii Taageero u muujiya Wasiirka cusub ee arimaha Gudaha Soomaaliya Wasiir Cali Yusuf...

Dowladaha Somalia & Sacuudiga oo War Murtiyeed wadajir ah soo saaray (Akhriso)

Dowladaha Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudiga ayaa war-murtiyeed wadajir ah ka soo saaray Safarkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tagay...

Maxay tahay Malaayiinta Dollar ee la siiyey dowlada Soomaaliya ka dib deyntii laga cafiyey?

Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixatay Sanduuqa Caalamiga ah ee Horumarinta Beeraha (IFAD) kaas oo ay ku heli doonto lacag dhan $31.22 milyan oo doollarka...

Madaxweyne Xassan Shiikh oo la kulmay dhaxal-suge Max’ed Binu Salman

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa kulan...

Mareykanka oo shaaciyey in weerar Iran ku qaado Israel uu yahay lama huraan

Maraykanku waxa uu ku jiraa heegan sare waxana uu si firfircoon isugu diyaarinayaa weerar “muhiim ah” kaasoo iman kara isla toddobaadka soo socda gudahooda...

Mareykanka iyo Britain oo ka fiirsanaya inay joojiyaan hubka ay ka iibiyaan Israa’iil

Dawladaha reer galbeedka ayaa cadaadis badan lagu saarayaa inay joojiyaan hubka ay ka iibiyaan Israa’iil sababta oo ah qaabka ay dagaalka uga waddo Xamaas...

Somaliland oo sheegtay inuusan khuseyn go’aanka DF ku xireyso qunsuliyada Itoobiya ee Hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay go'aankii shalay ka soo baxay DF ee lagu eryey safiirkii Itoobiya u fadhiyey Somalia laguna amray iney xirto qunsuliyadaha...

Booliska Muqdisho oo qabtay askari sabab yaab leh u dilay qof shacab ah

Ciidanka Booliska Dowlada Somalia ayaa gacanta ku dhigay askari ka tirsan ciidamada milateriga oo sabaab yaab leh u dilay qof shacab ah. Dilkan ayaa shalay...

Puntland: “Dowlada federaalku ma xiri karto Qunsuliyada Itoobiya ee Garowe”

Maamulka Puntland ayaa si cad uga soo horjeestay go’aankii maanta ka soo baxay dowlada Somalia ee lagu eryey danjirihii Itoobiy u joogay Muqdisho, lagu...

Madaxii Hay’adda Verenel Association ee Soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay

Sida uu sheegay afhayeenka Booliska Soomaaliya laba qof oo uu ku jiro muwaadin u dhashay dalka Turkiga ayaa lagu dilay qarax subaxnimadii shalay ka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs