Sunday, May 19, 2024

(Sawirro) Nin hubeysan oo dad badan ku laayey Suuq ku yaalla Magaalada Dallas

Nin hubeysan ayaa toogasho ku dilay siddeed qof oo ka dukaameysanayey suuq ganacsi oo ku yaalla waqooyiga magaalada Dallas ee gobolka Texas ee dalka...

Nin gaarigiisa ku soo qariyey Meydka wiil yar oo lagu qabtay Muqdisho (Sawirro)

Ciidanka booliiska gobolka Banaadir ayaa degmada Hodan gaar ahaan agagaarka isbitaalka Digfeer ka soo qabtay nin gaari ku watay meydka ilmo yar Eedeysane Cabdiraxmaan Muuse...

Caro ka dhalatay wargeys baahiyey warbixin ka dhan ah Madaxweyne Erdoğan

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, iyo taageerayaashiisa ayaa si caro leh uga falceliyay warbixin uu daabacay wargeyska The Economist ee ka soo baxa London. Wargeyska...

Maxay tahay taariikhda aan horay u dhicin ee Somalia ka sameysay Kubbadda Cagta?

Ma og tahay in Soomaaliya ka hor martay 42 dal oo Afrikaan ah? Soomaaliya waxay gaartay heer aysan kubbadda cagta ka gaarin waligeed, waxay...

Xassan Shiikh oo qaabilay wafdi ka socday Mid ka mid ah labada dhinac ee...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Ergeyga ka socday Golaha Sare ee dalka Suudaan Danjire Dafcallah Al-xaaji Cali ayaa...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalo & qaraxyo ka dhacay Magaalada Khartuum

Goob-jooge ku sugan Bariga Khartoum ayaa soo sheegay iska horimaadyo hubeysan iyo duqeymo xagga cirka ah oo ka dhacay xaafado la deggan yahay Sabtidii...

Cali Guudlaawe oo kulan looga hadlay arrimo xasaasi ah la qaatay Wasiiradiisa (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Hirshabeelle. Shirka Golaha Wasiirada ayaa caawa looga hadlay Amniga, Howlgalada Al-shabaab...

Dhinacyada ku hardamaya Sudan oo caqabad ku noqday wadahadal uga furmaya Jeddah

Labada dhinac ee ku dagaalamaya dalka Sudan ayaa caqabad ku noqday wadahadalo la qorsheynayo iney uga furmaan magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga kaasoo ay...

Cali Yare oo kashifay koox ka mid ah Nabad iyo nolol oo fashiliyey dowladii...

Gudddoomiye ku-xigeenkii hore ee amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir, Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) ayaa bilaabay baahinta qoraalo taxane ah oo uga hadlayo...

Gudoomiye C/rashiid oo qaaday talaabo uga sii dareysa Xiisada siyaasadeed ee Puntland

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa maanta oo taariikhdu tahay 06 May, 2023 magacaabay Guddiga kasoo talo bixinta Wax-ka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs