Saturday, February 27, 2021

Daawo Video: “Afgambigii 21 Octoobar 1969 kii ka dib muxuu kacaankii ku tilaabsaday..? (Xasuus)

Intii ay soomaaliya gaar ahaan koonfurta ay ku hoos jireen maxmiyadii Talyaaniga dalka waxaa ka jiray dowladdii lagu magacaabi jiray rayidka, waxaana hogaanka dowladaasi...

Daawo Muuqaal “Dr Maxamed Xaaji Ingiriis oo BBC Africa ka wareystay xaaladaha siyaasadeed ee...

Dr Maxamed Xaaji Ingiriis oo BBC Africa ay ka wareystay xaaladaha siyaasadeed ee Gobolka Geeska Afrika Is-bedelka ku dhacay hoggaankii dalka Itoobiya ayaa loo...

Xildhibaan Gaandhi “Dowladda Soomaaliya waxay gashay qalalaad siyaasadeed iyo mid sharci ah(Daawo Muuqaal)

Prof Mohamed Abdi Mohamed (Gandhi) oo ka mid ah Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay qalalaadka Siyaasadeed iyo midka sharci ee Dowladda Madaxweyne Maxamed...

Daawo Video: “Qaran jabkii ugu waynaa ee dalka ka dhacay yaa sabab u ahaa..?!

Inkastoo halaagii dhacay aan loo kala harin, hadana waxaa muhiim ah in mudnaanta la kala siiyo qof walibaa dhibka uu u gaystay qaranka soomaaliya iyo...

Duqa Muqdisho oo Kulan Wadatashi ah la Yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Birmingham (Daawo...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka UK ayaa si weyn ugu soo dhaweeyay dalkaas Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng....

News in English

Ugaas Hassan finally laid to rest

The corpse of the renowned traditional elder of Xawadle clan was finally laid to rest in a well known cemetery called Daara Ugaas near...

Xulka Allbanaadir