Sunday, May 19, 2024

Halka Kuuriyada Waqooyi ka hesho lacagta ay gantaallada ku sameysato oo la ogaaday

Sida ay Qaramada Midoobay ku sheegtay warbixin lagu shaaciyay warbaahinta, Kuuriyada Waqooyi ayaa lacago malaayiin doollar ah ku xadda dhinaca internet-ka si ay ugu...

Maxaa ka jira in Madaxweyne Erdogan iyo xaaskiisa laga helay cudurka COVID-19?

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa laga helay xanuunka dunida asiibay ee COVID-19 Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu Erdogan ku sheegay in laga...

Milkiilaha Facebook oo ku sigtay in uu ooyo kadib dhibaato xooggan oo lasoo daristay

Milkiilaha Facebook ayaa wajahay hoos u dhac weyn oo ah dhanka suuqa saamiyada waxa uu khasaaray in ka badan $230 bilyan oo doolar, taasoo...

Mareykanka oo laga sugayo in go’aan ka gaaraan lacag gaareysa 7 bilyan oo Afganistan...

Bangiga Keydka ee Maraykanka ee kuyaalla magaalada New Yor waxaa ku xaniban lacag gaareysa 7 bilyan oo doolar oo leedahay dowlada Afganistan, waxaana go'aan...

Ilmo ku xaniban gunta Ceel uu ku dhacay & dedaal samatabixin ah oo socda...

Waxaa si xowli ah u socda dadaalo lagu soo badbaadinayo canug yar oo ku dhacay Ceel biyood u dhow magaalada Shefshawan ee dalka Marooko. Rayaan...

Qarax & Dab qabsaday Markab sida shidaal gaaraya Malaayiin fuusto (Sawirro)

Markab lagu magacaabo FPSO Trinity Spirit sida xamuul fara badan oo Shidaal ah ayaa ku qarxay xeebaha dalka Nigeria, waxaana qabsaday dab aad xooggan. Waxaa...

Faahfaahin: Howlgalkii lagu qaarajiyey Hoggaamiyihii kooxda Daacish (Sawirro)

Hoggaamiyihii kooxda Daacish ayaa lagu dilay howlgal xalay ka dhacay gobolka Idlib ee waqooyiga galbeed ee Syria, waxaa sidaas maanta ku dhowaaqay madaxweynaha Mareykanka...

DEG DEG: Ciidanka gaarka ah ee Maraykanka oo howlgal ku dilay hogaamiyihii Kooxda Daacish

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in weerar ay ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ka fuliyeen waqooyi-galbeed Suuriya ay la beegsadeen hoggaamiyaha dowladda Islaamiga...

Arday si xun loogu ciqaabay in uu cunay Jabaati iyo carro xoogan oo ka...

Warbaahinta dalka Kenya ayaa si weyn u hadal haya sheekada wiil 13-sano jir arday ah oo si xun loo ciqaabay loona garaacay, kadib markii...

(Sawirro) Askari ku dhaqaaqay tallaabo si weyn loo amaanay oo la dalacsiiyey

Askari ka tirsan ciidamada  Zambia ah ayaa mutaystay dalacsiin iyo amaan ka dib markii uu caawiyay haweeney uur leh oo ilmo ku umushay beer...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs