Tuesday, May 14, 2024

Mareykanka oo dib u celiyey dayuurad rakaab ah oo ku socotay New York (Sababta)

Diyaarad ay leedahay shirkadda Emirates, oo ku socotay New York ayada oo ay saaran yihiin ku dhowaad 250 qof, ayaa Khamiistii lagu qasbay inay...

Afhayeenka Jabhada TPLF oo beeniyay hadal ka soo yeeray dowlada Itoobiya

Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay gacanta ku hayaan 70% gobolka waqooyi ee Tigray oo labadii sano ee dagaalku socday gacanta ku dhigtay. La-taliyaha amniga...

(Akhriso) DF oo baaq u dirtay milkiilayaasha Maqaayadaha iyo Hotelada

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, 11 Nov 2022: Ciidanka Qaranka  iyo shacabka oo is garabsanaya ayaa si xawli ah guulo uga gaaraya dagaalka lagula jiro Khawaarijta argagixisada...

Hay’adaha Sirdoonka Somalia iyo Ethiopia oo kala saxiixday heshiis cusub (Sawirro)

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad iyo dhigisa Ethiopia (NISS) Temesgen Tiruneh Dinku ayaa maanta heshiis ku kala...

Madaxweyne Deni oo gaaray dalka Zambia iyo xog ku aadan ujeedka safarkiisa

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa maanta gaaray magaalada Lusaka ee dalka Zambia. Deni oo booqasho ku joogey maalmahaan dalka Kenya ayaa booqashadiisa Lusaka waxay...

Al-shabaab oo saaka weerar qaraxyo ku bilowday ka geysatay gobolka Hiiraan

Al-shabaab ayaa saaka weeraray saldhiga ciidanka Gorgor ku leeyihiin degaanka Burdaar oo magaalada Baladweyne Koonfur ka xigta. Rag la sheegay iney qaraxyo isku soo xireen...

TPLF oo sheeko cusub keentay iyo Caqabado cusub oo ka hor yimid Wadahadalka Nabada

Wejigii labaad Wadahadaladii u dhaxeeyay TPLF iyo Dowladda dhexe ee Itoobiya oo ka socday magaalada Nairobi ayaa u muuqda kuwo wakhti dheer qaadan doona...

Cali Guudlaawe iyo Taliye Odawaa oo tagay Deegaano Al Shabaab laga saaray (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta booqday deegaanada Geyfo, Bakajeex, Qoordheere iyo Warciise oo dhowaan laga xureeyay Kooxda  alshabaab. Madaxweynaha ayaa...

Lamaane dal shisheeye ka iibinayey sir Mareykanku leeyahay oo xukun adag lagu riday

Askari hore uga tirsanaa ciidammada badda Mareykanka iyo xaaskiisa ayaa West Virginia loogu xiray inay isku dayeen inay sir milateri ka iibiyaan dal shisheeye...

Somalia oo ka qeyb galaysa shir caalami ah oo ka furmay Rio de Janeiro...

Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali ayaa magaalada Rio de Janeiro ee dalka Brazil uga qayb-galaya shirweynaha 24aad ee Hay’adaha Hatidhawrada Guud...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs