Friday, May 10, 2024

Qoraalada been abuurka iyo Khiyaanada oo kusoo badana Baraha Bulshada!!.

Waxaa jira Dad badan oo isticmaala baraha  gaar ahaan Facebook oo ku caan baxay in ay sameeyaan Qoraalo been abuur ah, ku waasi oo...

Isbadal lagu sameenayo Saraakiisha Ciidanka Milatariga iyo Madaxweyne Farmaajo oo amar bixiyay

Isbadal weyn ayaa la filayaa in lagu sameeyo saraakiisha hogaamisa Ciidanka Milatariga Soomaaliya, waxaana dhawaan la howl galin doonaan saraakiil da'yar ah oo inta...

Wararkii ugu Dambeeyay Ansixinta Golaha Wasiirada Hirshabelle iyo Xildhibaanadii kasoo horjeeday Wasiirada  oo…

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in maanta lagu wado in Xildhibaanada maamulkaasi kulan aan caadi aheyn isugu yimaadaan. Kulanka...

Guri Weyn uu lahaa Madaxweyne Joseph Kabila oo la gubay

Guri weyn uu lahaa Madaxweynaha dalka Congo Joseph Kabila ayaa la gubay kadib markii maleeshiyaad hubeesan oo kasoo horjeeda dowladiisa weerar xoogan ku qaadeen gurigaasi. Madaxwenaha...

Dowlada Somalia oo ka qeyb gashay Shir Muhiim ah oo ka dhacay Rabat (Daawo...

Wafdi uu Hogaaminaayo Wasiirka Howlaha Guud, Dib – u  Dhiska  iyo Guryeynta Dowladda Fedreaalka Soomaaliya Eng. Sadaq Abdullahi Abdi ayaa  shir Sanadeedka Wasiirada Guryeynta...

Weerar xeeladeysan oo caawa ka dhacay degmada Afgooye & faahfaahino ka soo baxaya

Iska horimaad culus ayaa caawa ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose kaasoo dhexmaray xoogag taabacsan Al-shabaab iyo ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga Somalia...

C/wali Gaas oo xariga ka jaray xarumo iyo Jidad laga dhisay Magaalada Gaalkacyo (Daawo...

Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xarigga ka jaray  sadex waddo oo laami ah iyo dhismaha bangiga dhexe ee magaalada Gaalkacayo. Gaas ayaa...

Madaxweyne hore oo laga cafiyey xabsi dheer oo horey loogu xukumay (Daawo Sawirro)

Madaxweynihii hore ee ee dalka Peru, Alberto Fujimori ayaa xabsiga laga sii daayey ka dib markii uu cafis u fidiyey Pedro Pablo Kuczynski oo...

Raisul wasaare Khayre oo shaaciyey war ka farxiyey bahda Isboortiga Soomaaliyed

Ra’isul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay sanadka soo socda ee 2018ka guuri doonaan garoonka kubada...

Ciyaartoyda Xulka K/Cagta Jubbaland oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Kismaayo (Daawo...

Ciyaartoyda xulka Kubada cagta Jubbaland eek u guuleystay koobka tartankii ciyaaraha dowlad goboleedyada ee Muqdisho lagu soo gebagebeeyey Jimcihii ayaa si weyn loogu soo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs